IMTIXAANKA SHAHAADIGA DALKA ITOOBIYA

QORSHAHA DOWLADA ITOOBIYA EE IMTIXAANKA.


Dowladda fadaraalka itoobiya ayaa qorshoyaal isdiidan kasoo saraysay sanadihii ugu danbeeyay nidamka qadista imtixaanka shahaaadiga qaranka itoobiya.


Maalin dhawayd ayay dowladu soo saartay qorsho ah in imtixaanka lagu qaada jaamacadaha, iyadoo ardayda looga qaaday jaamacadaha ugu dhow ee aay gaadhi karaan.


Qorshaha ayaa ah in la yareeyo ardayda ku baasi karta imtixaanka shaahadiga, sifo ay u bad baada misaaniyada mustqabalka ee dalka, maadama itoobiya sanad walba jaamacadaha kasoo baxaan kumaanan kun. Halka boqolal kun oo kalena iskuulada ka baxaa kuna biiraan jaamacadaha.


Mahad-sanidiin

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweynaha deegaanka soomalida